Soomaali
Soo Dhawow
Bogga af Soomaaliga waxa ku jira dhamaan warka Golaha Qaxootiga (Refugee Council) ee lagu heli karo af Soomaali. Waraaqahan xaqiiqooyinka ah qoraalada yaryar ee warka ah waxa loogu talogalay qaxootiga iyo magangalyo-doonka ku hadla af Soomaali ee doonaya inay wax ka sii ogaadaan habka magangalyada.
Waraaqahan xaqiiqooyinka ah qoraalada yaryar ee warka ah waxa loogu talogalay qaxootiga iyo magangalyo-doonka ku hadla af Soomaali ee doonaya inay wax ka sii ogaadaan habka magangalyada.
Dhamaan qoraalada qaabkoodu waa pdf. Waa inaand haysatid Adobe Acrobat si aad u akhrisatid waxana loo soo dejisan karaa si fudud.
Tag Adeegyada Golaha Qaxootiga si aad wax uga ogaatid Goobtayada Adeegga (One Stop Services) halkaasoo aad ka heli kartid talo iyo gargaar dheeraad ah. Waxa kale oo aanu bixin karnaa turjubaano si loo garto baahidaada.
Rugta Internetka ee Golaha Qaxootiga waxa ku jira war iyo qoraalo dheeraad ah laakiin waxay ku qoran yihiin kaliya af Ingiriisi.
Su'aashaada waxa looga jawaabi doonaa iyada oo la fiirinayo macluumaadka ku qoran boggan.
Macluumaadkan waxa loogu talogalay dadka magangalyo-doonka, qaar ka mid ah macluumaadka waxa laga yaabaa inay waxtar u noqdaan dadka la siiyey ruqsad ay ku sii joogaan.
-
Codsashada Magangalyada
Applying for asylum
-
Codsashada taageero magangalyo-doonnimo
Applying for asylum support
-
Xumeynta Guriga – ma u baahan tahay gargaar?
Domestic abuse - do you need help?
-
Codsiga taageero lacag (kaash)kaliya: la degista qof qoyska ah ama saa
Moving in with family or a friend
-
Sida loo sameeyo cabasho
How to make a complaint
-
Lacagaha hooyada la siiyo ee waalidka weydiistay
Maternity payments
-
Ma tahay dhibane dhibis sinji?
Racial harassment
-
Dugsiyada caruurta – warqad war iyo xaqiiqooyin ah oo loogu talogalay
Schools for Children
-
Sidee Shabakadda La-saaxiibka Caafimaadku (Health Befriending Network) kuu caawin kartaa
Xaashidan waxa sharxaysaa sida aad uga faa’iidi karto haddii aad noqoto tabaruce la-saaxiibka mashruuca Shabakadda La-saaxiibka Caafimaadka (Health Befriending Network project) iyo/ama gargaarka aad ka heli karto haddii aad u baahato in aad hesho adeegya
Weli gargaar ma u baahantahay?